warar

Maamulka Kismaayo oo dhaliiley Argada Dowlada halkaasi u dirtey.

Masuuliyiinta maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa eedeen ujeediyay Wafdiga Xukuumadda ay udirtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar ayaa sheegay... 

Garabka Axmed Madoobe oo shaaciyey Tirada Wasiirada iyo Xildhibaanada Juba-land.

Jen C/laahi Sheekh Ismaaciil fartaag oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxa uu shaaca ka qaaday xiliga la dhisayo Baarlamaanka iyo Golaha wasiiradda Maamulka. Fartaag... 

Guddi gaarey Kismaayo oo ka hadley waxaa ay qabteen.

Xubnaha ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo una tagay halkaasi shaqooyin ay xukuumadda uxilsaartay ayaa ka hadlay waxyaabaha uqabsoomay inta ay ku sugan yihiin Magaalada Kismaayo... 

Saacid oo la kulmey Wafdi ka socda Urur Gobaleedka IGAD.

Warsaxaafadeed,_Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha... 

Advertisement

Lawadaag