La soo xiriir

warar,fikrad  iyo su,aal  waxaa noo soo  marinkartaan amaba noogu soo diri kartaan .

webmaster@samakaynews.com

8 comments

  1. abdurahman sheikh says:

    A/C
    maashaa,alah marki hory meelun ay ki salaamee maamuky webky samakaynews eeth i eeth iiwa in ku faraxsiny waypa siin lahaa guul faylin ee marki iin ku yaab badinaayti way haayteey ee any arigy webkaan samakay magaa iiwa ha ii jiididy wey is erey fur fiiri weypa arigey maashaa,alah sawirkii buurhakaba ee eth iiwa in mahadsintin maamulki ee wada xiriir faylin magaagey waa kan kor hasiin ku sheegiwi weyna ahaa reer buurhakabi barashi faylin asc

  2. Maxed says:

    Waa arin fcn waana ku fursanahy

  3. aad iyo aadbaan idinku mahadcelinayaa dhamaan akhiyaar kashaqaysay webkaan samakaynews.com anigoo ah arday kamid ah arada soomaliyeed ee waxkabaratay masar gaar ahaan j/al azhar waxaan idin leeyahay ogaada in ay kutaxan yihiin arday farabadan ileen waa wab kashaqeyye arimaha bulashad ay ubaahanatahay ok waadna mahadsintihiin

  4. nuuradiin xuseen says:

    maasha alaah aadbaan idinkugu mahad noqayaa godoomiyaha saarabo iyo asxaabtiisa oo kadamaqaday wax kajira gobolada koonfureed soomali oo balanqaaday in ay tusaan aduunka iyo dadkasta oo wax dareemi kara
    ok mahadsinidiin walaaliyaal

  5. Mohamed Ali says:

    A/C
    siin salaami salaan ki bacdi
    samakaay teewi

    ?
    Samakaay gaduudiwaa
    Samakaay shiidkiwaa
    Samakaay odoodiwaa
    Samakaay kuudiwaa

    teewi Samakaay?

  6. C/qadir sheekh Maxed Axmed says:

    s/c marka hore waxaan salaamayaa admin ka webka samakey aadaan ugu faraxsanahay in aan arka web magacaan wato oo na news ka laga soo xigto waxaan hada kasoo galay webka dayniile mar aan fiirinaayey oo ka sooxigyay news ka aa aqrinaayey maasha allah waan idin kaga hambelyeynayaa sida aad isku xilqaanteen webka oo magacaan wato iyo sida loo gaga soo xigto waraka marka thank for samakaaynews.com isha wararka soomaalida oo dhan .

Leave a comment

 
Advertisement

Subscription

You can subscribe by e-mail to receive news updates and breaking stories.

English Premier League Football live